Kusoo dhowoow Gacmo Furan.
Degelkaan waxaa deggan aniga oo ah Eng. Abdifitah Hassan Mohamed Dalmar. Waxaan ahay Engineer bartay culuumta kumbuyuuterka, gaar ahaana feild-ga Network-ga. Waxaan kusoo shaqaynayay xirfaddaan illaa 5tii sano ee lasoo dhaafay. Waxaan rajaynayaa inaan kala faa'iidaysan doono asxaabta kala geddisan ee qiimaha iyo qaayaha kuleh agtayda, nooc kasta oo ay yihiin.Welcome with Open Hands and Heart.
This site is owned by me, Eng. Abdifitah Hassan Mohamed Dalmar. I am an Engineer who studied computer science, especially Network Field. I have been working in this profession for the last 5 years. I hope to take advantage of my diverse friends who are valuable to me, whatever they live.

Comments
Post a Comment